Internet Buug Somali ku qoran

£15.00

Buug ka hadlaya Internet-ka iyo siyaabaha looga faa’iideysto. Kuna siinaya aqoon iyo ogaal baahsan oo ku saabsan Internetka iyo noocyadiisa. Meesha uu ka yimi iyo siyaabaha looga faa’iideysto.

Description

Buuggan  waa buug ku saabsan barashada iyo fahanka Internet-ka iyo qaybihiisa kala duwan. Waxaa buuggu kaa caawinayaa inaad ogaato noocyada internet-ku u kala baxo, siyaabaha kala duwan ee loo isticmaalo, dhibta iyo dheefta ku jirta, sida lacag looga sameeyo, siyaabaha khatar tiisa laysaga ilaaliyo iwm.

Waa buug loogu talo galay qof kasta oo Soomaali ah arday, macalin, siyaasi, ganacsade iyo hooyo/aabe intaba. 

Ka faa’iideysta oo iibsada.